Skip to Content

Abdomen -- Uur ku jir

Uur ku jirta

Waa qeyb ka mid ah jirka waxeyna ku taalaa inta u dhaxeesa xabadka iyo miskaha, waxaa ku jira xubno muhiim ah sida Caloosha, Beerka, Mindhicirrada  iwm.

Caloosha

Cunto keydin iyo burburin 

Beerka

Cunto iyo daawo burburin

Mindhicirada

nacfiga cuntada jirka dib ugu celin

Kilyaha

safeynta dhiiga jirka, sameynta kaadida

Abdomen -- Uur ku jir
Maxamed December 8, 2024
Archive
ABC -- Qodobada gargaarka degdega ah
Xaaladaha Deg Degga