Calool xanuunka waa calaamadaha ama astaamaha ee ah xanuunka caloosha oo ay keento cillado dheefshiidka ah ama xanuuno kale.
Calool Xanuunka
Calool xanuunka wuxuu calaamad u yahaycuduro badan, hadii ay ku xanuunto caloosha fadlan la xiriir xarunta caafimaad ee kuu dhaw.