Waa xubin ka tirsan jirka bin’adamka taas oo ku taala uur ku jirta, waxeyna qaabilsantahay shaqada ah dheefshiidka, burburinta daawada iyo cuntada si nafaqada jirka dib ugu gasho.