Difaac firfircoon oo uu jirkaaga sameysto, kadib cudur uu ka adkaaday ama talaal jirkaaga qaatay,
Difaaca jirkaaga waxa uu leeyahay xasuus, marwaliba uu 1-cudur iska difaaco waa uu keedsadaa waxa cudurka uu yahay iyo sida uu isaga difaacay. ama 2-talaal uu qaato, talaalka waxa uu ka koobanyahay cudur waxyeeladiisa ama awoodiisa yartahay si difaaca jirka loogu towbaro.