Dhakhtarka marka uu baaritaan uu ku sameenaayo bukaanka jirkiisa, in farhiisa uu ku riixo meesha jirka uu u maleenaayo in ay cilad ka jirto si uu u qiyaaso ama u hubiyo cilada in ay jirto ama heerka ay la'egtahay.
Baaritaan qofka lagu sameeyo taas oo ah in la taabto jirka qofka ama xubin ka mid jirka la wareejiyo.
Faro ku riixid (baarid) -- ballottement