Waa xubin ka tirsan jirka bin’adamka taas oo ku taala uur ku jirta, waxeyna qaabilsantahay shaqada ah in jirka ay ka sifeeso wasaqda, kaadi ahaan.