Waa xubin ka tirsan jirka bin’adamka taas oo ku taala madaxa, waxeyna qaabilsantahay shaqada ah in uu qofka dareemo, socda, wax arko, wax maqlo, neefsado, ogaado, xifdiyo, caqliyeesto iyo kuwa aan inta lagu soo koobi karin.
hadaan soo koobo waa jirtaanka bin'adamka, qofka muxuu yahay?
Dhacdo lahubo: Maskax waa 2kg celcelis, waana 3% miisaanka jirka waxeyna isticmaasha daqiiqadii 800 milliliters una dhiganta 20% celcelis dhigaa wadnaha uu soo saaro.