Waa nooc ka mid ah cudurada loo yaqaano isfiilito (syphilis).
Waxuu kaga duwan yahay isfiilitada kale qaabka la isugu gudbiyo, oo cudurkaan caruurta waa lagu arkaa, waxaana ka qaadi kartaa qof kale oo cudurka qabo in aad la wadaagto waleesha cuntada ama jirkiisa in uu jirkaaga gaaro. sidioo kale loo yaqaano endemic syphilis.