Waa xubin ka tirsan jirka bin’adamka taas oo ku taala xabadka, waxeyna qaabilsantahay shaqada ah in jirka oo dhami neef ama hawo helo.