Maxamed AB balaas -- AB RhD positive (AB+) Magaca nooca dhiiga bani'aadamka ee habka ABO, oo ay ku jirto antigen A iyo B. Qofka qaba nooca AB wuxuu ku deeqi karaa dadka ay isku kooxda yihiin isla markaana dhiig ka hela kara dadka qaba nooca O,... AB balaas B Balaas Noocyada Dhiiga Dec 7, 2024
Maxamed B BalaasB Rh -- D positive (B+) Magaca nooc ka mid ah dhiiga bini'aadamka. Qofka dhiigiisu yahay nooca B wuxuu ku deeqi karaa dadka ay isku kooxda yihiin ama kooxda AB, waxuuna dhiig ka heli karaa dadka leh nooca B ama nooca O. Waa... B Balaas Noocyada Dhiiga Dec 3, 2024