Maxamed Unug -- Cell Waa qaybta ugu yar ee aasaasiga ah ee noolaha oo qabata dhammaan hawlaha muhiimka ah ee nolosha. Waxay noqon kartaa unug keliya (unicellular) sida bakteeriyada, ama unugyo badan (multicellular) sida x... Unuga Dec 28, 2024
Sayid Cali Neefsashada oksijiin ku tiirsan -- Rerobic Respiration Neef qaadhasho kadib neeftaas loo badalo quwada sida ATP . Waxaa loola jeedaa habka unugyada noolaha ay tamarta uga helaan cuntada iyadoo la adeegsanayo oksijiinta.... Hawo Neefsasho Unuga Dec 28, 2024
Maxamed Saldiga awooda unuga -- Adenosine triphosphate (ATP) Waa kiimiko tamar kaydsan oo muhiim ah, unugyaduna waxay u isticmaalaan inay qabtaan shaqooyinka kala duwan ee noolaha.... Saldiga awooda unuga Unuga Dec 28, 2024