Waa kalmad kuu tusineesa xisaab ama celcelis ahaan in sariiraha isbitaalka ay buxaan.
Sariiraha isbitaalka inta buuxda oo lagu tusiyo xisaab ahaan boqolkiiba. Tusaale: “sariiraha isbitaalka waa ay buuxaan boqolkiiba afartan iyo todobo 47%"
Tirabook lagu sameeyo sariiraha isbitaalka inta buuxda.