Waa tuunji, saxan ama sakeyl qofka uu ku saxaroodo ama uu ku kaadiyo isaga oo aan sariirta ka kicin.
Inta badan waxaa isticmaala bukaanada cuuryaamay ama aan awooding in ay iskooda u tagaan musqusha