Maxamed Barbityuurayt -- barbiturate Daawo maskaxda dajisa, oo loo isticmaalo dadka isku buuqa, hurdana keenta.... Daawo Hurdo keenta Maskax dagan Jan 14, 2025
Maxamed Baktariim -- Bactrim Magaca daawada (co-trimoxazole) looga yaqaano suuqa. Waxaa lagu daaweeyaa caabuqyada ku dhaca: kiliyaha iyo kaadi mareenka, dhagaha, sanbabada(burkiitada) iwm.... Daaweyn Daawo Dec 15, 2024
Maxamed ku sumoobida -- barbiturate poisoning In qofka uu ku sumoobo ama ka tan badato daawada loo yaqaano ( barbiturate ) .... Daawo Ku sumoobida Dec 15, 2024