Maxamed ku takhasusay badalida dabeecada -- behaviourist Waa dhakhtarka cilmu nafsiga ah kaas oo ku takhasusay ka badalida dabeecada ama dhakhanka qofka, gaar ahaan dhakhtarka waxa ku daaweeya u kuur-galida dhaqanka ama dabeecada qofka.... Miskaha dabeecad badal Dec 23, 2024 Caafimaadbare
Maxamed Abdominopelvic -- Uur ku jirta iyo Miskaha Laba magac oo la'isku qabtay oo ka kooban ama ku saabsan uur ku jirta iyo miskaha, ama magaca looyaqaano labadooda. Miskaha iyo uur ku jirta sawir ka tusaale ah ( (AI lagu sameeyay, waxna lagu daray)... Miskaha Uur ku jirta Dec 9, 2024 Caafimaadbare