Qaliinka jarista unugyada uur ku jirta iyo meesha u dhaxeesa dabada iyo xaniinyaha (perineum).
Waa qaliin lagu jaro kansarka ku dhaca dabada, iyo mindhiciraha xaarka qaada ayadoo dhanka uur ku jirta laga soo galaayo.
Abdominoperineal Surgery (excision) -- qaliinka dabada, iyo mindhiciraha xaarka qaada