Maxamed Qalab maqalka kaalmeeya -- Bone Anchored Hearing Aid (BAHA) Waa qalab qaliin loogu dhajiyo gudaha lafta dhagta ka dambeesa ee madaxa si qofku uu wax u maqlo. Waxey ka kalmeesaa in qofka uu wax maqlo ayadoo codka u marsiineesa lafta ka dibna u gudbineesa dhagta... Maqalka Qalab maqalka kaalmeeya Qaliin Dec 16, 2024
Maxamed Qalab maqalka kaalmeeya -- BAHA Waa qalab maqalka kaalmeeya, erayga waxaa laga soo gaabiyay Bone Anchored Hearing Aid .... Maqalka Qalab maqalka kaalmeeya Qaliin Dec 15, 2024
Maxamed Abdominoperineal Surgery (excision) -- qaliinka dabada, iyo mindhiciraha xaarka qaada Qaliinka jarista unugyada uur ku jirta iyo meesha u dhaxeesa dabada iyo xaniinyaha (perineum). Waa qaliin lagu jaro kansarka ku dhaca dabada, iyo mindhiciraha xaarka qaada ayadoo dhanka uur ku jirta l... Kansar Qaliin Uur ku jirta Dec 10, 2024