Tubo afka hore la buufin karo taas oo la dhex marsiiyo xidid ciriiriyoobay oo ku dhaw in uu xirmo kadibna la buufiyo si xididka uu u furmo, waa qaab dayactir ah oo lagu sameeyo xididida ciriiri gala. Fiiri percutaneous angioplasty.