Maxamed Balaarinta xididada dhiiga -- percutaneous angioplasty Waa qaliin fudud kaas oo lagu furo xididada dhiiga ee xinjirada xireen... Qaliimada Fudud Qaliimada xididada Dec 16, 2024
Maxamed Balaarinta xididada dhiiga -- balloon angioplasty Tubo afka hore la buufin karo taas oo la dhex marsiiyo xidid ciriiriyoobay oo ku dhaw in uu xirmo kadibna la buufiyo si xididka uu u furmo, waa qaab dayactir ah oo lagu sameeyo xididida ciriiri gala. ... Qaliimada Fudud Qaliimada xididada Dec 15, 2024
Maxamed Fiilo lagu balaariyo xididada dhiiga -- balloon catheter Tubo ama fiilo afka hore la buufin karo oo lagu dayactiro xididada dhiiga ee ciriiriyoobay si ay u balaariyaan gudaha xididada.... Fiilo lagu balaariyo xididada dhiiga Qalab qaliin Qaliimada Fudud Qaliimada xididada Dec 15, 2024
Maxamed buufin -- balloon buufin, waxaa loo isticmaalaa marmarka qaar in lagu furo xidid xirmay. fiir balloon catheter... Qalab qaliin Qaliimada Fudud Qaliimada xididada Dec 15, 2024
Maxamed Qaliin dhaqida gudaha -- barbotage Qaliin fudud kaa oo lagu daaweeyo macdanta (Calcium) ka fadhiisata seedaha siiba garabka. daawada kabaabyada oo lagu shubo laf dhabarka hadana dheecaan laga soo qaado isla lafdhabarka.... Qaliimada Fudud Dec 15, 2024