Waa qalab qaliin loogu dhajiyo gudaha lafta dhagta ka dambeesa ee madaxa si qofku uu wax u maqlo.
Waxey ka kalmeesaa in qofka uu wax maqlo ayadoo codka u marsiineesa lafta ka dibna u gudbineesa dhagta gudaheeda. loo soo gaabiayay BAHA.