Wuxuu ka mid yahay cudurada lagu kala qaado galmada, waxaa keena bahalka ilmaqabatada ah ee Treponema pallidum, waxaa lagu kala qaado galmada. waxey ku badantahay dadka qaan gaaray.