Maxamed bakteeriyada -- bacteria Waa noole yar oo ilmaqabate ah kaas oo mar mar ka qaarkiis cuduro keeno, mar mar na dheefshiidka ayuu caawiyaa oo caloosha iyo mindhicirada ayuu iska fadhiyaa. Koox maka ay yihinn waa bacterium . .... Bakteeriya Noolaha ilmaqabatada Dec 28, 2024
Sayid Cali hawo lagu gudbiyo -- Aerogenous Hawo lagu gudbiyo ama hawo lagu kala qaado cudurka. Waa bakteeriyada sii deysa hawada.... Bakteeriya Cudur Hawo lagu gudbiyo Jiro Dec 28, 2024
Maxamed bakteeriyada isfiilitada-- Treponema pallidum Waa ilamaqabato bakteeriya ah ah taa oo keenta cudarada sida: isfiilitada iyo kuwa kale ee ilmaqabatada wadaagaan ee loo yaqaano endemic syphilis iyo yaws.... Bakteeriya Caabuq Isfiilito Noolaha ilmaqabatada Treponema pallidum Dec 22, 2024
Maxamed Caabuqa -- Yaws Waa cudur ka kiyaamda caabuq keenaha ilmaqabatada ah ee loo yaqaano Treponema pallidum kaas oo qofka jirkiisa lagu arko horqoro nabro ah. Waxaa lagu kala qaadaa in aad taabato ama jirkaaga gaaro jirka... Bakteeriya Caabuq Cudur Jiro Dec 22, 2024
Maxamed Isfiilito -- Syphilis Wuxuu ka mid yahay cudurada lagu kala qaado galmada, waxaa keena bahalka ilmaqabatada ah ee Treponema pallidum , waxaa lagu kala qaado galmada. waxey ku badantahay dadka qaan gaaray.... Bakteeriya Cudur Isfiilito Sexually Transmitted Infection (STI) Dec 22, 2024
Maxamed Nooc ka mid ah Isfiilitada -- endemic syphilis Waa nooc ka mid ah cudurka loo yaqaano isfiilito (syphilis). sidioo kale loo yaqaano Bejel .... Bakteeriya Cudur Isfiilito Jiro Dec 22, 2024
Maxamed joojinta taranka bakteeriyada -- bacteriostasis Ficil lagu joojinaayo ilmaqabatada (bacteria) in ay badato. Maadooyin lagu dagaalamo bakteeriyada si looga hortago in ay taranto.... Bakteeriya Daaweyn Noolaha ilmaqabatada Dec 15, 2024
Maxamed Bakteeriya xakameeye -- bacteriostatic Waxey ka hadleesaa maado ka hor istaagta in ilmaqabatada bakteeriya ay badato lakiin ma ay disho.... Bakteeriya Daaweyn Noolaha ilmaqabatada Dec 15, 2024
Maxamed bakteeriyaal -- bacterium Koox ilmaqabatayaasha ah kaas oo mar mar ka qaarkiis cuduro keeno, mar mar na dheefshiidka ayuu caawiyaa oo caloosha iyo mindhicirada ayuu iska fadhiyaa. Hal xabo marka ay tahay waa bacteria .... Bakteeriya Noolaha ilmaqabatada Dec 15, 2024
Maxamed Kaadida oo laga helay bakteeriyo -- bacteriuria Marka sheybaarka la joogo, baaritaanka kaadida oo laga helo ilma qabatada loo yaqano (Bacteria). Baaritaanka kaadida ka dib oo laga helo bahalka bakteeriya .... Bakteeriya Jiro Kaadida Noolaha ilmaqabatada Dec 15, 2024