Waa unugga taranka dumarka ama ugxanta ee qaangaartay oo laga soo saaro ugxaan-sidaha (ovary). Waxaana la sii daayaa inta lagu guda jiro ovulation, waxaana bacrimin kara shahwada ragga, kadibna uur ayaa yimaada.
Ovum: waa hal unug oo katirsan unuggyada taranka ee dumarka ama hal ugxaan.
Ova: waa koox unuggyo taranka ee dumarka ama hal ugxaan.
Marxaladaha uurka
Laga Bilaabo Uur Qaadista Ilaa Dhalmada: Geedi Socod Caafimaad oo Toddobaad Toddobaad ah oo Ku Saabsan Uurka, Hormoonnada, iyo Dabeecada Dumarka.
ugxaanta -- Ovum