Sayid Cali gooryaanka dhiig-dhuuqaha -- Ancylostomiasis Jirro; gooryaan, kaas oo dhuuqa/jiqa dhiiga qofka, kadibna qofku uu dareemo tabar daro iyo dhiigyari. Waa caabuq ay keento cayayaanka dhuuqa dhiigga, gaar ahaan Ancylostoma duodenale iyo Necator ameri... Caabuq Jirro Mindhiciro gooryaan Mar 9, 2025 Caafimaadbare
Sayid Cali Borrotiin ku-uruurka jirka -- Amyloid Maado (protein) taas oo ku sameesanta gudaha jirka calaamadna u ah in jirka uu buko, cudurana keenta sida cudurka halmaanshiyaha ee dadka duqoobay ku dhaca(Alzheimer’s disease).... Borrotiin Jirro Feb 1, 2025 Caafimaadbare
Sayid Cali Cudurka borrotiin ku-uruurka jirka -- Amyloid Disease Waa xaalad uu protein aan caadi ahayn ku ururo xubnaha jirka, taasoo sababi karta dhaawac. Lamid ah amyloidosis .... Borrotiin Jirro Jan 25, 2025 Caafimaadbare
Sayid Cali Xaalada borrotiin ku-uruurka jirka -- Amyloidosis Jiro kiliyaha iyo beerka ahkadib caalamada (amyloid) lagu arkay xubnahaas. Lamid ah amyloid disease. Waa xaalad uu borotiinka aan si caadi ahayn uu ugu aruuro xubnaha iyo unugyada jirka, taasoo keeni ... Borrotiin Jirro Jan 25, 2025 Caafimaadbare
Sayid Cali Baraska -- Albinism Baraska; waa xaalad jiro taas oo keenta in qofka jirkiisa laga waayo midab.... Baras Jirro Jan 4, 2025 Caafimaadbare
Sayid Cali Barasle -- Albino Qofka qaba jirada baraska, qofkaas oo jirkiisa iyo tintiisa ay cadyihiin.... Baras Jirro Jan 4, 2025 Caafimaadbare
Maxamed Jirada balwada aalkoloda -- Delirium alcoholicum Qamro qabatim; waa xanuuno iyo calaamado lagu yaqaan dadka iska joojiyay cabida qamrada sida: jarees, iscuncun, xanaaq iyo in oo qofka arko wax aan loo jeedin. Lamid ah alcoholicum .... Balwada Jirro Qamrada Jan 4, 2025 Caafimaadbare
Sayid Cali Jirada balwada aalkoloda -- Alcoholicum Qamro qabatim; waa xanuuno iyo calaamado lagu yaqaan dadka iska joojiyay cabida qamrada sida: jarees, iscuncun, xanaaq iyo in oo qofka arko wax aan loo jeedin. Lamid ah delirium alcoholicum.... Balwada Jirro Qamrada Jan 4, 2025 Caafimaadbare
Sayid Cali hawo lagu gudbiyo -- Aerogenous Hawo lagu gudbiyo ama hawo lagu kala qaado cudurka. Waa bakteeriyada sii deysa hawada.... Bakteeriya Cudur Hawo lagu gudbiyo Jirro Dec 28, 2024 Caafimaadbare
Sayid Cali cudur keene -- aetiological Agent Shay keenaya jiro ama cudur. Wax noola ah oo keena cudur ama xaalad caaafimaad xumo.... Cudur Cudur keene Jirro Dec 28, 2024 Caafimaadbare
Maxamed Bisheet -- Behçet’s syndrome Waa cudur daran oo ka timid difaaca jirka, wax sababayna ay jirin, bukaanka wuxuu dareemaa oo kaliya weerar ku socda xididada yar yare e dhiiga, kadibna nabro ayaa lagu arkaa afka, maqaarka, iyo xubna... Cudur Difaaca jirka Jirro Dec 23, 2024 Caafimaadbare
Maxamed Caabuqa -- Yaws Waa cudur ka kiyaamda caabuq keenaha ilmaqabatada ah ee loo yaqaano Treponema pallidum kaas oo qofka jirkiisa lagu arko horqoro nabro ah. Waxaa lagu kala qaadaa in aad taabato ama jirkaaga gaaro jirka... Bakteeriya Caabuq Cudur Jirro Dec 22, 2024 Caafimaadbare