Skip to Content

Caadada uurka-- Implantation Bleeding

Xubnaha taranka dumarka

Waa dhiig-yar ama dheecaan ka soo baxa marka ugxanta bacramay ay ku dhegto derbiga ilmo-galeenka. Tani badanaa waxay dhacdaa 6 ilaa 12 maalmood ka dib bacriminta. Waa mid aad uga fudud dhiigga caadada, waxaana badanaa soconaya saacado ama dhowr maalmood. Caadada uurka waa calaamad caadi ah oo tusineesa bilowga uurka.


Marxaladaha uurka 

Laga Bilaabo Uur Qaadista Ilaa Dhalmada: Geedi Socod Caafimaad oo Toddobaad Toddobaad ah oo Ku Saabsan Uurka, Hormoonnada, iyo Dabeecada Dumarka.

Faahfaahin

Caadada uurka-- Implantation Bleeding
Maxamed April 8, 2025
Archive
Sign in to leave a comment
Hormoonka Uurka -- hCG (Human Chorionic Gonadotropin)
Xubnaha taranka dumarka