Ugxaanta-Bacramay waa ugxaan (ovum) haweeneyda oo shahwo ka heleysa biyaha ninka, taasoo abuurta unug cusub oo la yiraahdo Unugga-Kowaad (zygote). Tani waa tallaabada ugu horreysa ee uurka.
- Ugxaanta bacramay waxay bilaabaysaa inay kala go’do (cell division) oo horumariso si ay ugu noqoto embryo iyadoo ku safreesa mareenka ugxanta una socota ilmo-galeenka.
- Ugxaanta bacramay waxay wataa macluumaadka hiddo-sidaha ee labada waalid.
Fiiri: Unugga-Kowaad (Zygote).
Marxaladaha uurka
Laga Bilaabo Uur Qaadista Ilaa Dhalmada: Geedi Socod Caafimaad oo Toddobaad Toddobaad ah oo Ku Saabsan Uurka, Hormoonnada, iyo Dabeecada Dumarka.
ugxanta-bacramay -- fertilized egg