Waa laba dhuun oo dhuuban, muruq leh, kuwaasoo ka tirsan xubnaha taranka haweenka. Waxay isku xiriiriyaan ugxan-sidaha (ovary) iyo ilmo-galeenka (uterus).
- Bil kasta marka la gaaro xiliga ugxaan sii deynta (ovulation), ugxan ayaa ka soo baxda ugxan-sidaha, waxayna u safartaa mareenka ugxaanta iyadoo u sii socota ilmo-galeenka.
- Uur-bacraminta (Is-ku-biirka ugxanta iyo shahwada) badanaa waxay ka dhacdaa gudaha mareenka-ugxaanta.
- Haddii ay uur-bacramintu dhacdo, Ilmo-galeen koraya (embryo) wuxuu sii socdaaa ilaa uu gaaro ilmo-galeenka, halkaasna ku dhex beermo si uu u koro.
Marxaladaha uurka
Laga Bilaabo Uur Qaadista Ilaa Dhalmada: Geedi Socod Caafimaad oo Toddobaad Toddobaad ah oo Ku Saabsan Uurka, Hormoonnada, iyo Dabeecada Dumarka.
Mareenka-Ugxanta --Fallopian Tube