Waa hormoon la soo daayo inta lagu jiro uurka, waxaana badanaa soo saara ugxaan-sidaha iyo ibida. Waxa uu ka caawiyaa jidhka diyaarinta dhalmada iyadoo jilcisa seedaha miskaha, hadana balaariso kana dhigta mid dabacsan ilmo-furaha (cervix-afka hore ilmo-galeenka). hormoonka dhalmo diyaariyaha sidoo kale wuxuu door ka ciyaaraa ilaalinta uurka wuxuuna ka qeyb qaataa xakamaynta socodka dhiigga iyo shaqada kilyaha inta lagu jiro hooyada uurkaleedahay.
Marxaladaha uurka
Laga Bilaabo Uur Qaadista Ilaa Dhalmada: Geedi Socod Caafimaad oo Toddobaad Toddobaad ah oo Ku Saabsan Uurka, Hormoonnada, iyo Dabeecada Dumarka.
Dhalmo diyaariyaha -- Relaxin