Skip to Content

Ibida -- Placenta

Xubnaha taranka dumarka

Waa xubin ku sameesanta gudaha ilmo-galeenka inta lagu guda jiro xaaladaha uurka. Waxay bixisaa ogsijiin iyo nafaqooyinka ilmaha koraya, waxayna ka saartaa qashinka dhiigga ilmaha. Ibida sidoo kale waxay soo saartaa hoormoonnada muhiimka ah ee uurka iyo in ay ka difaacdo ilmaha caabuqa iyo cudurrada. Waxay isku xirtaa ilmaha iyo hooyada iyadoo loo marayo mandheerta (umbilical cord).


Marxaladaha uurka 

Laga Bilaabo Uur Qaadista Ilaa Dhalmada: Geedi Socod Caafimaad oo Toddobaad Toddobaad ah oo Ku Saabsan Uurka, Hormoonnada, iyo Dabeecada Dumarka.

Faahfaahin

Ibida -- Placenta
Maxamed April 8, 2025
Archive
Sign in to leave a comment
Caadada uurka-- Implantation Bleeding
Xubnaha taranka dumarka