Waa marxaladda koritaanka ilmaha ee bilaabata todobaadka 9aad ee uurka ilaa uu ilmahu dhasho. Marxaladdan, waxaa abiirmaayo xubnaha waaweyn ee jirka iyo hab-dhiska jirka, waxaana bilowda koboca iyo korid joogto ah oo ka dhacaya ilmo-galeenka.
Marxaladaha uurka
Laga Bilaabo Uur Qaadista Ilaa Dhalmada: Geedi Socod Caafimaad oo Toddobaad Toddobaad ah oo Ku Saabsan Uurka, Hormoonnada, iyo Dabeecada Dumarka.
Uurjiifka -- fetus