Sayid Cali hawo lagu gudbiyo -- Aerogenous Hawo lagu gudbiyo ama hawo lagu kala qaado cudurka. Waa bakteeriyada sii deysa hawada.... Bakteeriya Cudur Hawo lagu gudbiyo Jiro Dec 28, 2024 Caafimaadbare
Sayid Cali cudur keene -- aetiological Agent Shay keenaya jiro ama cudur. Wax noola ah oo keena cudur ama xaalad caaafimaad xumo.... Cudur Jiro cudur keene Dec 28, 2024 Caafimaadbare
Maxamed Bisheet -- Behçet’s syndrome Waa cudur daran oo ka timid difaaca jirka, wax sababayna ay jirin, bukaanka wuxuu dareemaa oo kaliya weerar ku socda xididada yar yare e dhiiga, kadibna nabro ayaa lagu arkaa afka, maqaarka, iyo xubna... Cudur Difaaca jirka Jiro Dec 23, 2024 Caafimaadbare
Maxamed Caabuqa -- Yaws Waa cudur ka kiyaamda caabuq keenaha ilmaqabatada ah ee loo yaqaano Treponema pallidum kaas oo qofka jirkiisa lagu arko horqoro nabro ah. Waxaa lagu kala qaadaa in aad taabato ama jirkaaga gaaro jirka... Bakteeriya Caabuq Cudur Jiro Dec 22, 2024 Caafimaadbare
Maxamed Isfiilito -- Syphilis Wuxuu ka mid yahay cudurada lagu kala qaado galmada, waxaa keena bahalka ilmaqabatada ah ee Treponema pallidum , waxaa lagu kala qaado galmada. waxey ku badantahay dadka qaan gaaray.... Bakteeriya Cudur Isfiilito Sexually Transmitted Infection (STI) Dec 22, 2024 Caafimaadbare
Maxamed Nooc ka mid ah Isfiilitada -- endemic syphilis Waa nooc ka mid ah cudurka loo yaqaano isfiilito (syphilis). sidioo kale loo yaqaano Bejel .... Bakteeriya Cudur Isfiilito Jiro Dec 22, 2024 Caafimaadbare
Maxamed Nooc ka mid ah isfiilito -- bejel Waa nooc ka mid ah cudurada loo yaqaano isfiilito (syphilis). Waxuu kaga duwan yahay isfiilitada kale qaabka la isugu gudbiyo, oo cudurkaan caruurta waa lagu arkaa, waxaana ka qaadi kartaa qof kale oo... Cudur Isfiilito Jiro Dec 22, 2024 Caafimaadbare