Skip to Content

Uur-Beermida -- Implantation

Xubinta taranka dumarka

Waa hannaanka uu ugxanta bacramay ama Unugga-Kowaad (zygote) ku dhegto xuubka gudaha ilmo-galeenka kadib markii ay ka safartay mareenka ugxanta.

  • Badanaa waxay dhacdaa 6 ilaa 10 maalmood ka dib bacraminta.
  • Uur-Beermidu waa bilowga uurka, halkaas oo Ilmo-galeen koraya (embryo) uu bilaabo helitaanka nafaqo iyo ogsijiin hooyada.


Marxaladaha uurka 

Laga Bilaabo Uur Qaadista Ilaa Dhalmada: Geedi Socod Caafimaad oo Toddobaad Toddobaad ah oo Ku Saabsan Uurka, Hormoonnada, iyo Dabeecada Dumarka.

Faahfaahin

Uur-Beermida -- Implantation
Maxamed April 7, 2025
Archive
Sign in to leave a comment
Unugga-Kowaad --Zygote
Xubinta taranka dumarka