Maxamed bakteeriyada -- bacteria Waa noole yar oo ilmaqabate ah kaas oo mar mar ka qaarkiis cuduro keeno, mar mar na dheefshiidka ayuu caawiyaa oo caloosha iyo mindhicirada ayuu iska fadhiyaa. Koox maka ay yihinn waa bacterium . .... Bakteeriya Noolaha ilmaqabatada Dec 28, 2024 Caafimaadbare
Maxamed Unug -- Cell Waa qaybta ugu yar ee aasaasiga ah ee noolaha oo qabata dhammaan hawlaha muhiimka ah ee nolosha. Waxay noqon kartaa unug keliya (unicellular) sida bakteeriyada, ama unugyo badan (multicellular) sida x... Unuga Dec 28, 2024 Caafimaadbare
Sayid Cali Neefsashada oksijiin ku tiirsan -- Rerobic Respiration Neef qaadhasho kadib neeftaas loo badalo quwada sida ATP . Waxaa loola jeedaa habka unugyada noolaha ay tamarta uga helaan cuntada iyadoo la adeegsanayo oksijiinta.... Hawo Neefsasho Unuga Dec 28, 2024 Caafimaadbare
Maxamed Saldiga awooda unuga -- Adenosine triphosphate (ATP) Waa kiimiko tamar kaydsan oo muhiim ah, unugyaduna waxay u isticmaalaan inay qabtaan shaqooyinka kala duwan ee noolaha.... Saldiga awooda unuga Unuga Dec 28, 2024 Caafimaadbare
Sayid Cali Hawo ku tiirsan -- Aerobic Hawo ku saabsan. u baahan hawo, ama baaritaan ka dhacaysa meel hawo leh. Hababka ama geeddi-socodyada ku tiirsan isticmaalka hawada.... Hawo Dec 28, 2024 Caafimaadbare
Maxamed Xididka dhiiga oo hawo ku xiranta -- air embolism Xididka dhiiga qaada oo xirma hawo gasho awgiis. Lamid ah aeroembolism . .... Xididka dhiiga oo hawo ku xiranta Xididka dhiiga oo xiranta Dec 28, 2024 Caafimaadbare
Sayid Cali Xididka dhiiga oo hawo ku xiranta -- Aeroembolism Xididka dhiiga qaada oo xirma hawo gasho awgiis. Lamid ah air embolism .... Xididka dhiiga oo hawo ku xiranta Xididka dhiiga oo xiranta Dec 28, 2024 Caafimaadbare
Sayid Cali hawo lagu gudbiyo -- Aerogenous Hawo lagu gudbiyo ama hawo lagu kala qaado cudurka. Waa bakteeriyada sii deysa hawada.... Bakteeriya Cudur Hawo lagu gudbiyo Jiro Dec 28, 2024 Caafimaadbare
Sayid Cali hawo laqid -- Aerophagia/Aerophagy Hawo badan aad laqdo calooshana ku xanuunto, kadibna dibir, daaco iyo calool xanuun daran aad dareentid.... Calool Xanuun Calool dibir Caloosha hawo gasha Hawo laqid Dec 28, 2024 Caafimaadbare
Sayid Cali biif baaf -- aerosol Biif baaf, la buufiyo. daawo la buufiyo oo cayayaanka ama mida jeermiska la’iskaga dilo, taas oo hawo iyo biyo isugu jira. waxaana lagu keediyaa gasac, waxey soo saartaa marka madaxa laga riixo dhibco... Biif baaf cayayaan jeermis Dec 28, 2024 Caafimaadbare
Sayid Cali cudur keene -- aetiological Agent Shay keenaya jiro ama cudur. Wax noola ah oo keena cudur ama xaalad caaafimaad xumo.... Cudur Jiro cudur keene Dec 28, 2024 Caafimaadbare
Maxamed tirakoobka sariiraha isbitaalka -- bed occupancy rate Waa kalmad kuu tusineesa xisaab ama celcelis ahaan in sariiraha isbitaalka ay buxaan. Sariiraha isbitaalka inta buuxda oo lagu tusiyo xisaab ahaan boqolkiiba. Tusaale: “sariiraha isbitaalka waa ay buu... tirakoob tirakoobka sariiraha isbitaalka Dec 23, 2024 Caafimaadbare