Maxamed ugxaan sii deyn -- Ovulation Waa habka uu ugxaan-sidaha ( ovary ) uga sii daayo ugxan qaan gaartay ( ovum ) si ay ugu gudubto tubooyinka ilmo-galeenka, taas oo caadi ahaan dhacda bartamaha wareegga caadada. Waa muhiim si uurku u ... Ugxaanta Xubinta taranka dumarka Jan 14, 2025 Caafimaadbare
Maxamed ugxaanta -- Ovum Waa unugga taranka dumarka ama ugxanta ee qaangaartay oo laga soo saaro ugxaan-sidaha ( ovary ). Waxaana la sii daayaa inta lagu guda jiro ovulation , waxaana bacrimin kara shahwada ragga, kadibna uur... Ugxaanta Xubinta taranka dumarka Jan 14, 2025 Caafimaadbare
Maxamed Ugxaan-sidaha -- Ovary Waa mid ka mid ah laba xubnood ee taranka dumarka ah oo ku yaalla miskaha. Ugxaan-sidaha waxa uu soo saaraa ugxaanta ( ova ) iyo hormoonnada sida estrogen iyo progesterone . Waxay door muhiim ah ka ci... Ugxaan-sidaha Xubinta taranka dumarka Jan 5, 2025 Caafimaadbare
Maxamed Ubucda ugxaanta -- Corpus luteum Waa qaab-dhismeed ku-meel-gaar ah oo ku sameysma ugxaan-sidaha ( ovary ) ka dib marka ugxaan la sii daayo ( ovulation ). Waxay soo deysaa hormoonno, gaar ahaan progesterone , si ay jirka ugu diyaariso... Ubucda ugxaanta Xubinta taranka dumarka Jan 5, 2025 Caafimaadbare
Sayid Cali Nabraha Ugxan-sadaha/caabuqa fangaska -- Albicans Waxuu noqon karaa micniyaashaan: 1- Fiiri Corpus albicans . waa hadii aad rabtid micno dheeraad ah. 2- Fiiri Candida albicans . waa hadii aad rabtid micno dheeraad ah.... Fangas Ugxaan-sidaha Xubinta taranka dumarka Jan 5, 2025 Caafimaadbare