Maxamed Daacsi ama Hunqaac -- belch Ficil dhaca taas oo keenta in hawo caloosha ku jirta ay banaanka timaado ayada oo afka ka soo baxeesa, sida daacsi, hingo iwm.... Daacsi Hunqaac Dec 22, 2024
Maxamed Difaac firfircoon -- Active Immunity Difaac firfircoon oo uu jirkaaga sameysto, kadib cudur uu ka adkaaday ama talaal jirkaaga qaatay, Difaaca jirkaaga waxa uu leeyahay xasuus, marwaliba uu 1-cudur iska difaaco waa uu keedsadaa waxa cudu... Difaac firfircoon Difaaca jirka Dec 17, 2024
Maxamed Balaarinta xididada dhiiga -- percutaneous angioplasty Waa qaliin fudud kaas oo lagu furo xididada dhiiga ee xinjirada xireen... Qaliimada Fudud Qaliimada xididada Dec 16, 2024
Maxamed Qalab maqalka kaalmeeya -- Bone Anchored Hearing Aid (BAHA) Waa qalab qaliin loogu dhajiyo gudaha lafta dhagta ka dambeesa ee madaxa si qofku uu wax u maqlo. Waxey ka kalmeesaa in qofka uu wax maqlo ayadoo codka u marsiineesa lafta ka dibna u gudbineesa dhagta... Maqalka Qalab maqalka kaalmeeya Qaliin Dec 16, 2024
Maxamed kiishka biyaha ee ilma galeenka -- amniotic sac (bag of waters) Kiishka biyaha ee ilma galeenka: xuub biyo ka buuxa oo cunuga ku dhex jiro. Biyaha ilmagaleenka kuwaas oo cunuga daboola. sidoo kale loo yaqaano bag of waters .... ilmo galeenka kiishka biyaha ee ilma galeenka Dec 16, 2024
Maxamed Afka hore ee xubinta taranka ee ragga -- glans (balanus) Wareega jilacsan (afka hore) ee xubinta taranka ee ragga. sidoo kale loo yaqaano balanus .... Xubinta taranka ragga Dec 16, 2024
Maxamed Jeetada miskaha ee caruurta -- Batchelor plaster (Spica cast) Nooc ka mid ah jeestada taas oo lagu kabo bukaanada adimaha ka jaban, siiba caruurta. Sidoo kale loo yaqaano Spica cast. Sawir jeesto qaarka danbe ugu xirintahay (AI lagu sameeyay, waxna lagu daray)... Jabid Jeesto Kab Dec 16, 2024
Maxamed Cuncunka foorno-leyda -- baker’s itch (grocer's itch) Xajiinyooday. Cuncun ku dhaca inta badan dadka wax duba sida buskutka iyo rootiga oo badanaa khamiirka ku dhex jira. sidoo kale loo yaqaano grocer's itch.... Maqaar cuncun Xajiin Dec 15, 2024
Maxamed Dheelitirnaan -- balance Dheelitiran, dheelitir leh, waa uu istaagay ma uusan dhicin, qiyaastiisu sugantahay, isu dhigma.... Dheelitir Dec 15, 2024
Maxamed Cunto nafaqadeeda dheelitiran -- balanced diet Cunto isku dheelitiran oo nafaqo jirka u baahanyahay ka kooban si jirkana uu ugu koro, caafimaadna ka helo, uusanna ku jiran.... Cunto nafaqadeeda dheelitiran Dheelitir Dec 15, 2024
Maxamed Qof dagan-- balance of mind Qof fayoow maskax ahaan ama maan ahaan. Qof dagan, nabad ku nool iskuna dheelitiray waxa maskaxdiisa gudaheeda ka socda iyo banaanka waxa ka socda.... Maskax dagan Miir dagan Qof dagan Dec 15, 2024
Maxamed Caabuq ku dhaca afka hore ee xubinta taranka ragga -- balanitis Caabuq ku dhaca afka hore ee xubinta taranka ee ragga. inta badan waxey ku dhacdaa caruurta afar sano ka yar iyo ragga aan lagudin.... Aan lagudin Caabuq ku dhaca xubinta taranka ragga Xubinta taranka ragga Dec 15, 2024