Maxamed ABC -- Qodobada gargaarka degdega ah Qodobada aasaasiga ah ee loo qabto qofka dhaawaca ah, iyo ukuur galida xaaladahiisa sida A=airways (hawada maka xirantahay dhuunta); B=Breathing (in uu neefsanaayo iyo inkale); C=Circulation (wadanaha... CPR Xaaladaha Deg Degga Dec 8, 2024
Maxamed Ab-, -- Xarfo horgala ah Xarfo hor gale ah, waa xarfo marka ay hordhacaan erey sameeyo micno kale. Tusaale: erayaga ee "normal" micnihiisu waa caadi, hadii laga hormariyo ab+normal= abnormal macnaheeduna waxey noqoneysaa aan ... Xarfo horgale ah Dec 8, 2024
Maxamed AB nagatif -- AB RhD negative (AB-) Magaca nooca dhiiga bani'aadamka ee habka ABO, oo ay ku jirto antigen A iyo B. Qofka qaba nooca AB wuxuu ku deeqi karaa dadka ay isku kooxda yihiin isla markaana dhiig ka hela kara dadka qaba nooca O,... AB nagatif Noocyada Dhiiga Dec 7, 2024
Maxamed AB balaas -- AB RhD positive (AB+) Magaca nooca dhiiga bani'aadamka ee habka ABO, oo ay ku jirto antigen A iyo B. Qofka qaba nooca AB wuxuu ku deeqi karaa dadka ay isku kooxda yihiin isla markaana dhiig ka hela kara dadka qaba nooca O,... AB balaas B Balaas Noocyada Dhiiga Dec 7, 2024
Maxamed Cilimiga xaaldaha deg degga ah -- A&E Emergency medicine Qeyb ka mid ah cilmiga caafimaadka ah oo lagu takhasuso, Daaweynta iyo hababka degdegga ah ee loola tacaalo bukaanka inta uu ku jiro qeybta degdega ah. Sawir ka tusaala ah qeybta xaaladaha degega ah (... Takhasus Xaaladaha Deg Degga Dec 7, 2024
Maxamed A&E department -- Qeybta xaaladaha Deg Degga ah Isbitaalada qeybta xaaladaha degdegga ah iyo shilalka lagu daaweeyo. Laga soo gaabiyay (Accident and Emergency department) Sawir ka tusaala ah qeybta xaaladaha degega ah (AI lagu sameeyay, waxna lagu ... Isbitaalka qeybihiis Xaaladaha Deg Degga Dec 7, 2024
Maxamed O RhD negative (O-) -- O Maynas Magaca nooc ka mid ah dhiiga bini'aadamka. Qofka dhiigiisu yahay nooca O wuxuu dhiig ugu deeqi karaa dadka leh noocyada dhiigagaan: A, B, AB iyo O micnaheeduna waa dadka oo dhan, waxuuna dhiig ka hel... Dhiiga O- Maynas Noocyada Dhiiga Dec 3, 2024
Maxamed O Balaas -- O RhD positive (O+) Magaca nooc ka mid ah dhiiga bini'aadamka. Qofka dhiigiisu yahay nooca O wuxuu dhiig ugu deeqi karaa dadka leh noocyada dhiigagaan: A, B, AB iyo O micnaheeduna waa dadka oo dhan, waxuuna dhiig ka hel... Noocyada Dhiiga O Balaas Dec 3, 2024
Maxamed B nagatif -- B RhD negative (B-) Magaca nooc ka mid ah dhiiga bini'aadamka. Qofka dhiigiisu yahay nooca B wuxuu ku deeqi karaa dadka ay isku kooxda yihiin ama kooxda AB, waxuuna dhiig ka heli karaa dadka leh nooca B ama nooca O. Waa... B nagatif Noocyada Dhiiga Dec 3, 2024
Maxamed B BalaasB Rh -- D positive (B+) Magaca nooc ka mid ah dhiiga bini'aadamka. Qofka dhiigiisu yahay nooca B wuxuu ku deeqi karaa dadka ay isku kooxda yihiin ama kooxda AB, waxuuna dhiig ka heli karaa dadka leh nooca B ama nooca O. Waa... B Balaas Noocyada Dhiiga Dec 3, 2024
Maxamed A nagatif -- A RhD negative (A-) Magaca nooc ka mid ah dhiiga bini'aadamka. Qofka dhiigiisu yahay nooca A wuxuu ku deeqi karaa dadka ay isku kooxda yihiin ama kooxda AB, waxuuna dhiig ka heli karaa dadka leh nooca A ama nooca O. Waa... A nagatif Noocyada Dhiiga Dec 3, 2024
Maxamed A balaas -- A RhD positive (A+) Magaca nooc ka mid ah dhiiga bini'aadamka. Qofka dhiigiisu yahay nooca A wuxuu ku deeqi karaa dadka ay isku kooxda yihiin ama kooxda AB, waxuuna dhiig ka heli karaa dadka leh nooca A ama nooca O. Wa... A balaas Noocyada Dhiiga Dec 3, 2024