Maxamed kiishka biyaha ee ilma galeenka -- bag of waters (amniotic sac) Kiishka biyaha ee ilma galeenka: xuub biyo ka buuxa oo cunuga ku dhex jiro. Biyaha ilmagaleenka kuwaas oo cunuga daboola. sidoo kale loo yaqaano amniotic sac .... ilmo galeenka kiishka biyaha ee ilma galeenka Dec 15, 2024 Caafimaadbare
Maxamed Qalab maqalka kaalmeeya -- BAHA Waa qalab maqalka kaalmeeya, erayga waxaa laga soo gaabiyay Bone Anchored Hearing Aid .... Maqalka Qalab maqalka kaalmeeya Qaliin Dec 15, 2024 Caafimaadbare
Maxamed Buro biyood ka soo baxda jilibka gadaashiisa -- Baker’s cyst Buro biyood ka soo baxda jilibka gadaashiisa meesha lugta ka laabanto, sababta keentayna tahay xuubka laabkaas oo daciifay ama caabuqa ku dhacay kala goysyada (rooma tiisimo).... Buro biyood Jiro Dec 15, 2024 Caafimaadbare
Maxamed Balaarinta xididada dhiiga -- balloon angioplasty Tubo afka hore la buufin karo taas oo la dhex marsiiyo xidid ciriiriyoobay oo ku dhaw in uu xirmo kadibna la buufiyo si xididka uu u furmo, waa qaab dayactir ah oo lagu sameeyo xididida ciriiri gala. ... Qaliimada Fudud Qaliimada xididada Dec 15, 2024 Caafimaadbare
Maxamed Fiilo lagu balaariyo xididada dhiiga -- balloon catheter Tubo ama fiilo afka hore la buufin karo oo lagu dayactiro xididada dhiiga ee ciriiriyoobay si ay u balaariyaan gudaha xididada.... Fiilo lagu balaariyo xididada dhiiga Qalab qaliin Qaliimada Fudud Qaliimada xididada Dec 15, 2024 Caafimaadbare
Maxamed Faro ku riixid (baarid) -- ballottement Dhakhtarka marka uu baaritaan uu ku sameenaayo bukaanka jirkiisa, in farhiisa uu ku riixo meesha jirka uu u maleenaayo in ay cilad ka jirto si uu u qiyaaso ama u hubiyo cilada in ay jirto ama heerka a... Baaritaanka jirka bukaanka Faro ku riixid (baarid) Dec 15, 2024 Caafimaadbare
Maxamed Cagta qeybta kore -- ball (foot) Cagta qeybteeda sare ee suulka iyo faraha lugta u dhaw ama calaacasha qeybta suulka u dhaw. Lugta ama gacanta qeybtooda jilacsan ee ka hooseesa suulka gacanta iyo lugta. waa sawir cagta hoose (AI lagu... Cagta Qebteeda hoose Cagta qeybta kore Lug Dec 15, 2024 Caafimaadbare
Maxamed Faseexad macmal ah -- ball and cage valve Qeyb ka mid wadnaha ( valve ) oo si macmal ahaan loo sameeyay kadibna wadnaha lagu xiro si ay shaqedeeda xirida iyo furida qaanadaha wadnaha ay u qabsadaan.... Faseexad macmal ah Wadnaha Dec 15, 2024 Caafimaadbare
Maxamed Xubnaha kala goyska sameeya -- ball and socket joint Xubnaha kala goysk sameeya, lafta afka hore meesheeda banooniga u eg taas oo gasha laf kale oo godka ah si ay u sameeyaan laab laab ama kala goys sida sinta, gabrabka iwm. Sawir ah xubnaha kala goysk ... kala goyska Dec 15, 2024 Caafimaadbare
Maxamed buufin -- balloon buufin, waxaa loo isticmaalaa marmarka qaar in lagu furo xidid xirmay. fiir balloon catheter... Qalab qaliin Qaliimada Fudud Qaliimada xididada Dec 15, 2024 Caafimaadbare
Maxamed ku sumoobida -- barbiturate poisoning In qofka uu ku sumoobo ama ka tan badato daawada loo yaqaano ( barbiturate ) .... Daawo Ku sumoobida Dec 15, 2024 Caafimaadbare
Maxamed Qaliin dhaqida gudaha -- barbotage Qaliin fudud kaa oo lagu daaweeyo macdanta (Calcium) ka fadhiisata seedaha siiba garabka. daawada kabaabyada oo lagu shubo laf dhabarka hadana dheecaan laga soo qaado isla lafdhabarka.... Qaliimada Fudud Dec 15, 2024 Caafimaadbare